Caro ka dhalatay Dhaqaatiir ku baaqday in talaalka Caronavirus lagu tijaabiyo Afrika

Labo dhaqtar oo u dhalatay dalka Faransiiska ayaa ku baaqay in talaalka looga hortago cudurka dunida ku faafaya ee Caronavirus lagu tijaabiyo qaarada Afrika si loo ogaado talaalkaasi tayadiisa. Dhaqaatiirtan oo ka hadlayay telefishin kuyaala dalka Faransiiska ayaa ka hadlay dhibaatada cudurka Caronavirus iyo sida loola dagaalami karo, waxa ayna sheegeen in muhiim tahay in … Continue reading Caro ka dhalatay Dhaqaatiir ku baaqday in talaalka Caronavirus lagu tijaabiyo Afrika